The Home Of All Somalian Community
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.

The Home Of All Somalian Community

Best site that you can get latest Somalian and indian movies and music and free html codes
 
HomePortalSearchLatest imagesRegisterLog in

 

 Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Admin
Admin
Admin
Admin


Male Number of posts : 9
Age : 38
Location : Cairo,egypT
Registration date : 2007-12-29

Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha Empty
PostSubject: Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha   Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha Icon_minitimeFri Jan 11, 2008 6:08 am

Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha Uglygi10




Dood xoogan ayaa ka taagan dalka Shiinaha taasi oo ka dhalatay tartan dhanka fool xumada ah oo lagu qabano gobolka Juwandwong.

Wargeys ka soo baxa dalka Shiinaha ayaa sheegaya in tartankaani fool xumada ay dad badan isu diiwaan giliyeen si ay uga qeyb galaan tartanka foo xumida.

Wargeysyada iyo boorar la dhigay wadooyinka ayaa lagu qoray xayaysiino ku aadan muhiimada ay leedahay tartankaani oo ku soo beegmay xilli dhawaan la qabtay tartanka qurxda hablaha aduunka .

Qof walba oo ka qeyb galaya tartanka fool xumada waxa uu helayaa lacag dhan 100 yan oo u dhiginta 13.6 doolar .

Qofka ku guuleysta tartanka fool xumada waxa uu helaya 10-ku oo Yan oo u dhiginta 1360 dolar taasi oo rasmi ahaan u dhiginta daqliga caadiga ee qofka Shiineeska ah soo gala.

Gobolka lagu qabanayo tartankaas ayaa dood ka keenay waxa ayna sheegeen in tan ay tahay mid lagu kicinayo dareenka dadka foosha xun ee gobolka jooga


Liibaan Cali (Fantastic)
liibaan77@yahoo.com
alsomal , Cairo
alsomal.tk: - Isha wararka xaqiiqda
Back to top Go down
https://mrkoyla.board-directory.net
mrkoyla
Webmaster
Webmaster
mrkoyla


Male Number of posts : 13
Age : 34
Registration date : 2007-12-29

Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha Empty
PostSubject: reply Topic: Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka   Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha Icon_minitimeFri Jan 11, 2008 7:21 pm

shiinaha begad way kaftamayaan
Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha 7wsyzo3
Back to top Go down
 
Tartanka fool-xumada oo dhawan ka dhacaya dalka Shiinaha
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
The Home Of All Somalian Community :: Somalian World :: qolka Mucjisooyinka-
Jump to: