The Home Of All Somalian Community
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.

The Home Of All Somalian Community

Best site that you can get latest Somalian and indian movies and music and free html codes
 
HomePortalSearchLatest imagesRegisterLog in

 

 HeesTii Sanka

Go down 
AuthorMessage
Admin
Admin
Admin
Admin


Male Number of posts : 9
Age : 38
Location : Cairo,egypT
Registration date : 2007-12-29

HeesTii Sanka Empty
PostSubject: HeesTii Sanka   HeesTii Sanka Icon_minitimeFri Jan 11, 2008 6:23 am



Waa heestii C/qaadir Sanka
Back to top Go down
https://mrkoyla.board-directory.net
Admin
Admin
Admin
Admin


Male Number of posts : 9
Age : 38
Location : Cairo,egypT
Registration date : 2007-12-29

HeesTii Sanka Empty
PostSubject: Lyricska HeesTA   HeesTii Sanka Icon_minitimeFri Jan 11, 2008 4:01 pm

Gabadh yahay casrigan
Calmashada kalgacal
Cirka lagu shareer
Cubta laysu baaq
Codna lagu heshii

Anna ceellalyada
Caraabada waxaan
Cagta soo rogoba
Ciirsiga addaan
Cudud kaa rabbaa

Cawo iyo ayaan
Caashaqa addaa
Calanka u sidee
Caano ila wadaag

Gabadh yahay casrigan
Calmashada kalgacal
Qofba cimiladuu
Caadada dhammuu
Ku caweysiimaa

Celiseey jawaab
Ku calool samow
Dullaan colaad
Nimaan ciidan wadan
Ciil kama baxee

Cawo iyo ayaan
Caashaqa addaa
Calanka u sidee
Caano ila wadaag


Set by

Admin
Back to top Go down
https://mrkoyla.board-directory.net
 
HeesTii Sanka
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
The Home Of All Somalian Community :: Somalian World :: qolka Heesaha-
Jump to: